TOP NEWS:- Maleeshiyada Axmed Madoobe “Shirka hada ayuu furmayaa, cidna looma hakinayo.

0

Kismaayo, AGGM: Horjooge Maxamed Jowhar ayaa sheegay in maanta uu furmayo Shirka Magaalada Kismaayo, iyadoo uusan jirin wax qilaaf ah oo ay u dhan yihiin Beelaha Jubooyinka sida uu warka u sheegay.

Waxa uu sheegay in Shirkaan la isku waafaqay oo aysan jirin cid uu u joogsanayo, waxaana uu Barre hiiraale ku tilmaamay shaqsi hadii uusan kasoo qeybgalin Shirka la buuxinayo booskiisa.

Horjoogaha ayaa sheegay dhinaca kale in Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo kan Baydhabo aysan wax iska quseyn oo wax saameyn ah uusan ku yeelan Karin Maleeshiyaadka Raaskambooni.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com