WAR CAD:- Bare Hiiraale oo si cad u diiday ka qaybgalka Shirka maanta ka furmaya Kismaayo

0

Muqdisho, AGGM: Warar hada na soogaaya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Golaha Nabada Iyo Midnimada Jubba Col. Bare Hiiraale uu diiday ka qaybgalka Shirka maanta ka furmaya magaalada Ksimaayo.

Waxaa socda dadaalo badan oo lagu doonayo in arimihaan lagu xaliyo laakiin wuxuu ka soo horjeestay hogaamiye Bare.

Wuxuu sidoo kale uu diiday Hiiraale inuu aado magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com