WAR DEG DEG AH:- Qarax xoogan oo hada ka dhacay magaalada Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo xarunta gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in qarax xoogan uu goor dhow ka dhacay magaaladaasi.

Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, xili ay marayeen bartamaha magaalada.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxaan ay ku dhaawacmeen ilaa iyo Lix ruux oo shacab ahaa kuwaasi oo ka akdhowaa halka uu qaraxa ka dhacay.

Wixii ku soo kordhaa kala soco Allgalgaduud.com.