War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Jubbooyinka Col. Bare Hiraale Iyo Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M Ee Soomaaliya Fatiha Serour Oo Shir Uga Socdo Muqdisho..

0

Muqdisho, AGGM: Wararka naga soo gaaraya ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in iminka shir albaabada u xiran uu uga socdo xafiiska QM ee magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Jubbooyinka Col Bare Hiraale Iyo Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M Ee Soomaaliya Fatiha Serour .

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in shirkan u dhexeeya Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Jubbooyinka Col Bare Hiraale Iyo Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M Ee Soomaaliya Fatiha Serour looga hadlayo Arrimaha sii cakirmaya ee gobolada Jubbooyinka.

Isku soo wada duuboo ma ay marki ugu horeeysay oo ay kulan yeeshaan Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Midnimada Jubbooyinka Col Bare Hiraale Iyo Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Q.M Ee Soomaaliya Fatiha Serour.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

Filo Dhawaan Sawirada

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com