Xog: Horjooge Axmed Madoobe Oo Dhawaan Muqdisho Kusoo Wajahan.

0

Kismaayo, AGGM: Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe in uu dhawaan gaarayo magaalada Muqdisho.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in Horjooge Axmed Madoobe looga yeeray magaalada Muqdisho dhawaan uusoo gaarayo.

Isku soo wada duuboo ma ay ahan markii ugu horeeysay ee Horjooge Axmed Madoobe looga yeero magaalada Muqdisho oo ah xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com