21-October oo maanta si wayn looga xusayo gobalka Gedo

0

Waxaa maanta si wayn looga xusayaa gobalka Gedo 21-october oo lagu casuusti kacaankii dalka iyo markii uu talada la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Bare,

Munaasabadaha sida wayn loogu xusayo maalintaan ayaa waxay xoogooda ka dhici doonaan magaalada Garbahaareey oo haatan shir muhiim ah uu socdo.

Magaalada ayaa haatan waxaa lagu xiray astaamo kala duwan oo lagu soo dhowaynayo maalintaan qiimaha iyo qaayaha leh.

WIXII KU SOO KORDHAA LA SOCO.