DAAWO MUUQAAL:- Cabsida laga qabo nuu fataho wabiga shabeelle oo sii kordhaysa

0

Dadku ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan iyo waliba deegaano kale oo ka tirsan gobalka ayaa waxay cabsi badan ka muujiyeen xaalada wabiga ee xiligaan.

Dadwaynahaan ayaa waxay k acabsi qabaan in wabiga hal mar uu ooda jabsado uuna qaado xaafadaha ya daganyihiin.

HALKAAN KA DAAWO XAALADA BALADWEYNE.

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com