DAAWO MUUQAAL:- Dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaalada gobalka Hiiraan

0

kulanka ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga Amniga ee xukuumadda Soomaaliya iyo guddi Wasiiro ah oo  dhowaan loo xilsaaray xalinta dagaal beeleedka deegaanka Deefow oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa shir gudoominayay kus imaha Ra’isul wasaaraha ahna Wasiirka Aminga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg.

Guddiga ayaa waxaa ay soo saareen War saxaafadeedkan:

War-Murtiyeed1