DAAWO MUUQAAL:- Jaaliyada Sweden oo u gurmanaysa dadka ay abaaraha ku saameeyaan gobalka Gedo

0

 

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden  ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku sheegeen inay bilaabeen u gurmashada dadka ku nool gobalka gedo.

Jaaliyada ayaa waxay ugu baaqeen dadka kale inay gurmadkaan gacan ka geestaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA