DAAWO:- Qiyaanada iyo hagardaamada laga wado Soomaaliya

0

Waxaa dad badan oo Soomaaliyeed aysan la dhacsaneyn waxa ka soconaya dalka Soomaaliya gaar ahaan waxa ay ka wadaan dadka isku sheega beesha caalamka.

Tv-ga Universal ayaa soo bandhigay warbixin ay kaga hadlayaan dhibaatada beesha caalamka dadka isku magacaabay ay ka wadaan dalka Soomaaliya.

 
https://www.youtube.com/watch?v=zWmL4WK046U