DAAWO VIDEO:- Qaabkii Muqdisho loogu soo dhoweeyay Wafdigii Xoghaayaha guud ee qaramada Midoobay

0

Siwayn ayaa magaalada Muqdisho loogu soo dhoweeyay xogyaahaha guud ee qaramada Midoobay Mr Bank Moon waxaana booqasjadaan ay ahayd tii labaad oo uu ku yimaado soomaaliya.

Sidoo kale xoghaayaha wuxuu kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com