DEG DEG DHAGEYSO:- Golaha Wasiirada Oo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyay iyo Saaxiibadii Madaxweyne Xasan oo hoos loo dhigay.

0

Muqdisho, AGGM: Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa warbaahinta u aqriyay war uu soo saaray R/wasaaraha Soomaaliya oo uu isku shaadhan ugu sameeyay qaar ka mid ah xubnaha wasiirada SOomaaliya.

Waxaa xilalkoodii laga qaaday oo xilal hoose loo dhiibay qaar ka mid ah xubnihii wasiirada ee u dhowaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiirada hoos loo dhigay waxaa ka mid ah Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ahaa wasiirkii Cadaalada, Mahamad Maxamed Salaad oo ah wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo cabdulaahi maxamed Nuur oo ahaa wasiir ku xigeenka maaliyada.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com