DHAGEYSO:- Axmed Siilaanyo oo arin Somaliland quseysa ka hadlay

0

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo kasoo laabtay shir ka hadlay ka dhacay dalka Ingiriiska ayaa jeediyay hadal ay la dhaceen taageerayaashiisa.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu yahay musharax madaxweyne xiliga ay dhaceyso doorashada deegaanada maamulka Somaliland.