DHAGEYSO:- Baaq Muhiim ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Midnimo One Oo Wajigiisi Koowaad Maanta Lagu Soo Gaba-gabeeyay Magaalada Garbahaarey.

0

Garbahaarey, AGGM: Gobagabada shirkii Garbahareey aya waxaa laga soo saaray baaq loo diray dhamaanba shcabka Soomaaliyeed.

Waxaan loogu baaqay in umada soomaaliyeed ay ka wada shaqeeyaan sidii loo helilahaa qaranimadii Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa baaq loo diray dadka ku nool gobalada Jubooyinka iyo Gedo oo loogu baaqay inay aayahooda ka tashadaan.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEY.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com