DHAGEYSO:- Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shiraya

0

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan muhiim ah waxaana xubnaha baarlamaanka ay ka soo laabanayaan fasax ay in mudo ah ku maqnaayeen.

Xubanaha baarlamaanka ayaa maanta waxay warbixin ka dhageesanayaan gudiga asxaabta ee baarlamaanka sidda uu sheegay xildhibaan ka trsan baarlamaanka SOomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar ayaa tilmaamay in shaqada ugu badan ee xubanaha baarlamaanka ay haatan bilaaban doonto.