DHAGEYSO:- Banaanbax looga soo horjeedo AMISOM oo ka socda Baladwayne

0

Waxaa hadda dibad bax xoogan uu ka bilawday magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, ka dib shacab careysan oo magaalada isugu soo baxay.

Shacabkaan ayaa ka careysan ciidamada Jabuuti oo dad ku rasaaseeyay deegaanka Ceel-gaal xilli ay doonayeen inay aadaan Deefoow.

Dadweynaha ayaa hadda laga celi celinaayay xarunta maamulka gobalka, waxaana ay doonayaa in ay gudaha u galaan, iyadoona ciidamada heegan buuxa la geliyay.