Dhageyso: Dagaal Dhexmaray Maleeshiyaad Kala Taageersan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

0

Gaalkjacyo, AGGM:Dagaal beeleed sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay saacadihii la soo dhaafay deegaanno hoos yimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Dagaalkani ayaa u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland.

Qof ayaa dhintay Afar kalena waa ay dhaawacmeen sida ay Warbaahinta gudaha dalka u sheegeen dad halkaasi ku sugan.

Deegaanada ay Maleeshiyaadkani ku dagaalameen ayaa qiyaas ahaan 100 KM waxay u jiraan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com