Dhageyso: Damaashaadka Sanadguuradi 45-aad Ee Kacaanka Iyo Heesteeni “Sadriga Iyo Laabtaan Kaa Salaanay Aabe Siyaad, Subax Walba Saacad Walba, Saatirkaan U Barinaa Samo Inaad Ku Waarto “.

0

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa heesaha damaashaadka Sanad guuradi 45-aad ee Kacaanki barakeysnaa oo ku beegan maanta oo Talaado ah oo ay taariikhduna tahay 21 Oktoobar.

“Sadriga Iyo Laabtaan Kaa Salaanay Aabe Siyaad, Subax Walba Saacad Walba, Saatirkaan U Barinaa Samo Inaad Ku Waarto “.

siad-barre

Isha Ku Hay Allgalgaduud media
allgalgaduud@gmail.com