DHAGEYSO:- Dhacdo Xanuun badan” Nin Abtigii ku gubay Muqdisho

0

Wararka aan hada helayno ayaa sheegaya in dhacdo xanuun badan ay ka dhacday magaalada Muqdisho taasi oo ah in nin Abtigiis uu ku gubay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Hooyada dhashay ninka la gubay oo warbaahinta la hadashay ayaa ka warantahay sida ay wax u dhaceen.