Dhageyso: Gabagabada Damaashaadka Sanadguuradi 45-aad 2014 Ee Kacaanka Barakeysnaa Ee 21 Oktoobar Iyo Heesaheena “?”.

0

Waxaa la gaaray gabagabadi Damaashaadka Sanadguuradi 45-aad ee Kacaanki Barakaysnaa ee 21 Oktoobar, Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo gudbinaysaa Halkudhigeena Maanta, sawirka iyo heesaheeni caawa ugu dambeysay damaashaadkeeni maanta ee Sanad guuradi 45-aad 2014 ee Kacaanki barakeysnaa

Hadal Yar Iyo Hoowl Badan, Waxaan Nahay Iyo Waxaan Doonayno Labadaba Ninna Uga Xishoon Mayno, DADAALAA WAA GAARAA!

xhks

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteeni Magac U Yaal.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteeni Hanoogina.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteeni Ceesaanti Mas Iyo Good.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteeni Dhimasho Diidi Meyno Maanta Waa Dhabtii.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteeni Oktoobarey Adaa Lahaa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com