DHAGEYSO:- Maxaa keena in hooyada uurka leh lugaha ka bararto

0

Dad badan ayaa aragtiyo kala duwan ka qaba waxa sababa in hooyada uurka leh ay lugaha ka bararto marka ay bilaheeda gaaraan todobo ilaa sideed bilood, sida dadka ay qabaan.

Waxay dadka qaar qabaan in hooyada uurka leh lugaha ay ka bararto marka ay dhiig la’aani ku dhacdo, halka dadka qaar ay qabaan in culeeska ilmaha ay sababaan bararka lugaha.