DHAGEYSO:- Puntland oo markale ka hortimid DF

0

Wasaarada garsoorka xukuumada Soomaaliya ayaa maalmo ka hor waxay magaalada Muqdisho kusoo idleysay shir looga hadlayay arimaha garsoorka iyo cadaalada.

Shirkaasi waxaa ka hor yimid maamul goboleedka Puntland oo sheegay in shirkaasi waxyaabaha kasoo baxay aysan ku qanacsaneyn.