Qaar kamid ah muruqmaalka dekada magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay kala kulmeen tan iyo markii ay kordheen qeylo dhaanta dhanka dekada.