DHAGEYSO:- Sida maanta looga xusayo Garbahaareey 21-October iyo Jaale Siyaad

0

Waxaa maanta ka socda gobalka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaareey Munaasabad weyn oo lagu xasayo 21-October oo ah maalin qiimo ku leh dadka Soomaaliyeed.

Munaasabada waxaa ka qaybgalaya masuuliyiin badan oo ku sugan gobalka Gedo gaar ahaan xarunta gobalka.

Waxaa magaalada Sidoo kale lagu arkayaa ciidamo badan oo muujinaya shacuurtooda ku aadan 21-October.

HALKAAN KA DHAGEYSO XUSKA CAJIIBKA AH EE MAALINTAAN.