DHAGEYSO:- Shirka Midnimo One Oo Maanta Looga Dooday Xadgudubyada Maleeshiyada Axmed Madoobe Si Aad Ahna Loo Canbaareeyay”Wareysi Gaar ah”

0

Garbahaarey, AGGM: Dadka ka qeyb galaya shirka ka dhacaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa eedeyn u jeediyay masuuliyiinta maamulka KMG ee Jubba, kadib markii ay ka doodeen aragtidooda ku aadan shirkaasi.

Afhayeenka shirka ka soconaya magaalada Garbahaarey Maxamed Aadan Cali oo la hadlay Allgalgaduud.com ayaa sheegay in lasoo bandhigay dhibaatooyin Kismaayo loogu geystay magaalada Kismaayo.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dadka aragtidooda dhiibtay ay si weyn kaga soo horjeesteen dhibaatooyinka Maleeshiyada uu hogaamiyo Axmed Madoobe u geysanayo dadka kasoo jeeda gobolka Gedo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com