DHAGEYSO:- Xil ka qadista Wasiiraka, Dastuurka iyo dooda aqoonyahanada.

0

Aqoonyahan Cabdulaahi Axmed Salaad oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo la hadlay saxaafada aya sheegay in marwalbaa ay maqlaan isku shandheynta golaha wasiirada.

Wuxuu arin aan lagu dhaqmin ku tilmamay dastuurka dalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay wanaagsan tahay in mar wlbaa dib loogu laabto dastuurka dalka u yaala.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

 Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com