Dhageyso:Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle “Caalamka Waa Noosoo Jeedaan Markan”.

0

Muqdisho, AGGM:Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu sheegay in kulamo kala duwan uu lasoo qaatay Mas’uuliyiin Caalamka ka kala socotay intuu socday Shirkii dhawaan ka dhacay Magaalada New York.

Wasiir Beyle ayaa tibaaxay in Wasiiradii uu la kulmay oo ka kala socday Dalalka Holland,Burundi iyo Talyaaniga ay umuujiyeen sida ay Soomaliya dib udhiskeeda udaneenayaan.

Wasiir Ducaale ayaa sidoo kale sheegay in Hormarka ay ku tallaabsadeen Caalamka uu ku Amaanay loona baahan yahay in lasii xoojiyo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com