Dhageyso:Nimco Rabi Oo Dadka Iyo Duunyada Ku Diirsadeen Oo Ku Hoortay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gedo.

0

Luuq, AGGM: Degmada Luuq ee gobalka Gedo iyo deegaano hoostaga degmadaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay ka da’een roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada halkaasi ku nool.

Deegaanada roobka uu ka da’ay ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid ahaayeen meelihii ugu darnaa ee abaarta ka jirtay, waxaana u riyaaqay.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Warbaahinta gudaha dalka in ay aad uga faa’ideysteen roobkii da’ay dadka shacabka ahaa ee mudada badan oomanaa.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com