Dhageyso:Ururrada Bulshada Oo Fariin Kulul U Diray Madaxda Dalka Iyo Xildhibaanada..

0

Muqdisho, AGGM:Ururada Bulshada ee Soomaaliya gaar ahaa kuwa Fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa maanta kukan Xasaasi ah qaatay.

Kulan maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa ay uga hadleen Khilaafka soo shaacbaxay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka C/wali Sheikh Axmed.

Mas’uuliyiinta Ururada Bulshada Rayidkaa ayaa sheegay in Khilaafka Madaxda Dalka uu yahay mid Soomaaliya ku soo laab laabtay islamarkaana looga baahan yahay in shacabka ay u turaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com