Fadeexad+Dhageyso:Bajaajlayda Magaalada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Lacago Laga Qaado…

0

Muqdisho,AGGM:Qaar ka mid ah Darawalada Bajaajleyda ee ka shaqeysata Muqdisho ayaa waxay cabasho xoogan ka muujiyeen lacago Canshuur ah oo la dul dhigay iyagoo sheegay inay lacagtaas bixin karin.

Bajaajleyda Muqdisho ayaa waxay sheegeen in maalin walbo lacag gaareysa Hal Dollar looga qaado Waddooyinka Muqdisho waxaana ay ku Eedeeyeen in lacagtaasi ay ka qaadayaan Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.

Halkaan hoose Ka Dhageyso…

bajaaj1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com