Garsoorayaal dib u eegis lagu sameyn doono xukunadii ay rideen

0

Muqdisho, AGGM: Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa warbaahinta u sheegay in dib u eegis lagu sameynayo kudhawaad 20-garsoore oo shaqo joojin lagu sameeyey.

Waxa uu sheegay in maadaama shaqadii laga fariisiyey sharcigu uu farayo in labaaro xukunadii horay ay u rideen sida dilalka xabsiga iyo waliba kuwo kale oo badan si buu yiri loo saxo hadii qalad uu jiro.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxwenaha dowlada Soomaaliya ayaa  shaqada looga joojiyey inkabadan 20-garsoore oo lagu eedeeyey dambiyo kala duwan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com