Sawirro:Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo soo gaaray dalka Finland, ayaa kulamo kale gadisan la yeesha hay’addaha dowladda Finland iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland.

0

Kadib booqasho uu ku soo gaaraydalaka Finland. Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow oo ka mid ahaa musharaxiintii isu soo taagay xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012 , xilligaa soo looga guuleeystay ayaa hadda wada da’daalo uu ku doonayo tartankadoorarashada soo socota ee sanadka 2016, isagoo sameeystay xisbi lagu magacaabo Somali National Porty(SNP).

Dr.Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow waxaa sidoo kale  uu kulan la qaatay Xildhibaan ka tisan Baarlamanka Finland Pikka Haavisto kulan kaa soo ka dhacay Hoolka Baarlamaanka Finland, dhanka kale waxa uu Siminaar ku saabsan Islaamka  ka jeediyay Jaamacadda Helsinki-Univercity oo ay ka soo qayb galeen aqoon yahanno isug jira cadaan iyo Soomaali.

Itaas oo kaliya kuma uu san ekaane Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow , waxa kaloo uu kulan la qaatay Daladda ururada Puntland ee Finland oo ay ka soo qayb galeen dad weyne Soomaaliyeed oo ay is weydaar sadeen afkaartooda .

Maanta oo ah 1.10.2014 ayaa Dr.Cabdiraxmaan Baadiyoow waxaa uu kulankii ugu weynaa la qaadan doonaa guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland isagoo uga warami doonaa musharaxnimadiisa Sanadka 2016 waxaana kulan kaasi uu ka dhici doonaa xarunta ururka dhalinyarada KANAVA-ry  ee Helsinki saacadu markeey tahay 18.00-21 Fiidnimo , haddaba ka soo qayb gal wacan dhamaan Jaaliyadda Soomaalida Finland.

IMG_2845 IMG_2847 IMG_2856 IMG_2855 IMG_2857 IMG_2862 IMG_2863 IMG_2865 IMG_2867 IMG_2868 IMG_2869 IMG_2889 IMG_2886

Mohamed Bashiir-Info

Helsinki-Finland

 
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com