War Deg Deg Ah: Qarax Reebay Qasaaro Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

0

Kismaayo, AGGM:Wararka iminka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay maleeshiyaad  ka tirsan maleeshiyo beeleedka Raaskambooni.

Qaraxan ayaa ahaa miinada lagu aaso dhulka waxaana lala eegtay gaari nooca raaxada ah.

Inta la xaqiijiyay hal askari ayaa ku geeriyooday qaraxa tiro aan la cayiminna waa ay ku dhaawacmeen, Baabuurka lala beegsaday qaraxa ayaa gebi ahaan gubtay.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com