WAR DEG DEG AH, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

0

Allaha u naxariirstee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday, taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Maxamed Shiekh Xasan Ismaaciil.

Taliyaha ayaa waxa uu u geeriyooday xanuun awgiis, sida Saraakiisha Boolisku ay warbaahinta u xaqiijiyeen.

Wixii warar dheeraad ah oo aan helno waan idiin soon gudbin doonnaa insha Allah.