Daawo Mandheera oo barakac uu ka bilowday

0

Iyadoo dhawaan duleedka Mandheera lagu laayey dad rayid ah aya la sheegay in qaar kamid ah dhaqaatiirta magaaladsi ay bilaabeen in ay isaga baxaan magaaladaasi iyaga oo ka cabsi qaba in mar kale ay la kulmaan fal nuucaasi oo kale ah.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com