Daawo sawirada Askari katirsan maleeshiyada Raaskambooni oo la toogtay

0

Askariga waxaa lagu magacaabi jiray C/risaaq Barre Cabdi, wuxuuna dilkiisu ka dambeeyay markii Khamiistii uu nin dhalinyaro ahaa ku dilay Magaaladaasi Kismaayo.

Barxadda toogashada ay ka dhacday, ayaa waxaa ku sugnaa ehelada labada nin iyo Saraakiisha Ciidanka Maleeshiyada Raaskambooni, kuwaa oo soo qaban qaabiyay dilka lagu fuliyay ninkaan.

Gaashaanle Xasan Ibraahim Isaaq, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee Maleeshiyada Raaskambooni ayaa wuxuu sheegay in Maxkamadu ay sii wadi doonto dilalka ay ka bilowday Magaalada Kismaayoc b a f e d