Daawo Sawirada gudoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Nicholas kay

0

Muqdisho, AGGM: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa Maanta Xafiiskiisa Degmada Heliwaa ku qaabilay Danjiraha QM u qaabilsan Arimaha Somalia Ambassador Nicholas kay, Waxayna ka wada hadleen Dar dar galinta Amaanka Caasimada Muqdisho, Doorashooyinka Golaha Degaanka iyo sidoo kale dar dar galinta Howlaha Dariseynta Ee Maamulka Gobolka banaadir uu ku howlanaa dhawaanahaanba.

 

2-Kay 1-Kay muungaab iyo kay 4-Kay 5-Kay 6-Kay 7-Kay 3-Kay 9-Kay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com