Daawo Sawirada: Wafdi Balaaran Oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud.

0

Cabudwaaq, AGGM:Iyada oo Waqtiyadii dambe magaalada caabudwaaq laga dareemaya xaalad dagan Ayaa haddanah waxaa jira dirir u dhaxeysa laba beelood oo walaala ah oo wadda daga dagmada Caabudwaaq.

Dirirtaas ayaa ah mid ugaarsi ubadan iyada oo aay soo noqnoqoto in mar walbe labaan beelood ay kala dilaan dad magac iyo maamuusku dhex leh bulshada.

wafdigan ayaa waxa ay u socdeen sidii aay heshiis waara u dhex dhigi lahaayeen labadaan beelood oo walaala ah isla markaana ah dad aan marnaba kala maarmi karin iyago oo ah dad wadda dhashay dhiig iyo dhaxalna waddaaga.

Si kastaba ha ahaatee socodka waftigaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii labadii bilood oo la soo dhaafay aay shirarku la haayeen Aqoonyahanada, Culuma aawdiinka ganacsatada dhalinyarada iyo waxgaradka labada beelood oo ay dirirtu dhex martey magaalda caabudwaaq kulaan uga socday magaalada muqdisho kulan kaas oo ku saabsanaa sidii xalwaara looga keeni lahaa beelahaas walaalaha ah.

 

S3850001 S3850002 S3850003 S3850004 S3850005 S3850006 S3850007 S3850008 S3850009 S3850010 S3850011 S3850012 S3850013 S3850014

S3850015 S3850016 S3850017 S3850018 S3850020 S3850021 S3850022 S3850023 S3850025

W/D:Sharmaake Cabdi Khaliif

Xafiiska Wararka Allgalgaduud Caabudwaaq
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com