DAAWO SAWIRO:- Sida madaxweyne Gaas maanta loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso

0

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ahna xarun ganacsiyeedka Puntland.

Soo dhaweynta Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo waxaa waxaa ka qeyb qaatay Wasiiro katirsan xukuumada Puntland,Maamulka Gobolka Barri,Maamulka Degmada Boosaaso,Hogaanka dhaqanka iyo qaybaha kale ee Bulshada 

Intaas ka dib ayaa Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas warbaahinta kula hadlay Madaxtooyada Puntland ee Boosaaso waxana uu sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo u kuurgelida xaaladdaa Nabadgelyo iyo howlaha shaqo ee dawladda ee ka socda Magaalada Boosaaso iyo sidookale xog waraysi uu la qaadanayo mudada uu joogo bulshada iyo waxgaradka ku dhaqan Gobolka Bari.

77 55 44 33 22 2 5 6 8 11 1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com