DAAWO WAREYSI:- R/wasaare Cabdiwali oo si adag kaga hadlay Qilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya

0

Telefishanka eNCA ee dalka Koonfur Afrika ayaa waraysi xiiso badan la yeeshey raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Axmed Maxamed, waxyaabaha la weydiiyey waxaa ka mid ahaa khilaafka isaga iyo Madaxweynaha. Raysalwasaaha ayaa ku tilmaamey khilaafka in aanu ahay mid ba’an oo xalkiisuna fudud yahay, Madaxweynaha waxaan ku kulaney garoonka diyaaradaha wada hadal ayaan yeelaney iyo sida horey loogu sii socon karo ayuu yiri:

Hoos ka daawo Waraysoga oo ku baxay afka Ingriiska