DEG DEG DHAGEYSO:- Dagaal ka dhacay duleedka magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo

0

 Garbahaare, AGGM: Dagaal ayaa maanta wuxuu ka dhacay duleedka magaalada Garbahaareey gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Tuulo Barwaaqo.

Dagaalkaan ayaa wuxuu u dhaxeeyay ciidanka dowlada iyo kuwa Al-Shabaab sida uu dheegay Col. Cabdulaahi Xuseen oo ka mid ah saraakiisha gobalka Gedo.

 

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com