DEG DEG DHAGEYSO:- Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug “Musharax Madaxweyne ayaan u ahay maamulka gobalada Dhexe”

0

Cabdisamad nuur Guuleed oo ah madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa kud hawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne ee maamulka loo samaynayo gobalada dhexe ee dalka.

Wuxuu sheegay in loo baahanyahay dadka ku nool gobalada dhexe inay gacmaha isqabsadaan oo ay u soo jeestaan sidii ay ugu midoobi lahaayeen maamulkaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO.