Dhageyso” Ahlusunada gobolada Koonfureed oo diiday isku dhafka ciidamadooda iyo kuwa dowlada.

0

Xoghayaha Gaashaan dhiga ee Ahlusunada gobolada Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan in laisku dhafo ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu suna ee ku sugan koonfurta Soomaaliya, maadaama uu sheegay in heshiis dowlada iyo ahlu suna ay wada gaareen oo dhinaca gaashaan dhiga ahaa dowladu aaney fulin.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com