DHAGEYSO:- Dad sumoobay oo la dhigay isbitalka magaalada Guriceel

0

Dad ku somoobay deegaano ka tirsan gobnalka Galgaduud ayaa waxaa la dhigay isbitalka magaalada Guriceel.

Dadkaan oo tiradooda ay gaarayso 11-ruux ayaa waxaa laga dayrinayaa xaaladooda caafimaad.

Dhaqaatiirka Isbitalka ayaa dhankooda waxay rabo ka muujiyeen in ay ku guuleestaan howlaha ay wadaan oo ay ku doonayaan inay dadkaan caafimaad ku helaan.

 

 

 

Halkaan hoose Ka Dhageyso:

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com