DHAGEYSO:- Dowlada Soomaaliya oo loogu Baaqay inay ka qaybqaadato dadaalada nabadeed ee ka socda Waqooyiga Galgaduud

0

Caabudwaaq, AGGM: Dowlada Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay ka qayb qaadato dadaalada xal u raadinta colaadaha ka jira gobalka Galgaduud gaar ahaan caabudwaaq.
Baaqaan ayaa waxaa soosaaray gudiga nabadaynta beelaha dega waqooyiga gobalka Galgaduud oo kulan ku yeeshay magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO DURAAN CALI FARAY 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com