DHAGEYSO:- Ergooyinka Somaliland ee wadahadalada la galaya dowlada federaalka oo gaaray Turkiga.

0

Ergooyinka Soomaaliland kaga qaybgalaya wadahadalada u dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waxay gaareen magaalada Stanbul ee dalka Turkiga.

Erooyinkaan ayaa waxay sheegeen inay diyaar u yihiin wadahadalada, waxaana la sugayaa wafdiga dowlada ayaguna inay gaaraan dalka Turkiga.

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com