DHAGEYSO FAAH FAAHIN:- Sababta rasmiga ah ee loo xiray gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug

0

Garoowe, AGGM: Iyadoo magaalada Garowe lagu xiray gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug Cabdirashiid Dhuubane ayaa arimahaasi waxaa ka hadlay gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdiqani xaashi Cali

Wuxuu sheegay in hadalo aanan loo baahnayn oo meel ku dhac ku ah puntland uu saxaafada siiyay ka dibna ciidamada amaanka ay soo xireen masuulkaasi.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com