DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Shibis “Qaraxii dhacay dadkii ka danbeeyay wali waa la baarayaa”

0

Iyadoo qarax xoogan uu ka dhacay degmada SHibis ee gobalka Banaadir uuna ku geeriyooday qaraxaasi nin Engineer ah oo ka soo laabtay dalka dibadiisa ayaa waxaa socda baaritaan ay wadaan ciidanka dowlada.

Gudoomiyaha degmada Shibis Cabditaax Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in haatan ay socdaan howlgalo ay wadaan ciidanka dowlada oo ay ku doonayaan inay ku soo qabtaan dadka ka danbeeyay falkaasi.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA DEGMADA SHIBIS.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com