Dhageyso” Gudoomiye Cirfo oo ku baaqay joojinta dagaalada Warshuban

0

Gudoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo lahadlay warbaahinta ayaa ku baaqay joojinta dagaalada ka socda deegaanka warshuban ee gobolka Galgaduud.

gudoomiyaha ayaa tilmaamay in dagaal aanu faaiido soo kordhineyn sidaasi daraadedna uu ku baaqayo in la hakiyo dirirta socota.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso:

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com