Dhageyso” Halkuu marayaa kulankii dib u heshiisiinta ee Caabuq waaq ka socday

0

Caabudwaaq, AGGM: Madaxa arimaha Bulshada ee degmada Caabud waaq Qaliif Cabdi Samad oo lahadlay warbaahinta ayaa ka waramay kulan ka dhacay Degmadaasi oo looga arinsanayey dhameynta dagaal beeleedyo kadhacay deegaano kamid ah gobolka Galgaduud.

Waxa uu sheegay in kulanka uu u dhaxeeyo dhinacyo kala matalayey maleeshiyada dagaalantay islamarkaana uu meel wanagsan marayo.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com